Somaliland oo eedeymo adag u jeedisay danjiraha Mareykanka u fadhiya Somalia

Somaliland ayaa si adag ugu eedeeyeysay safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho inuu si cad indhaha meer-meero adeegsiga magaca Somaliland. War ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ku daabacday barteeda Twitterka ayey ku sheegtay in danjire Lary Andre marka uu ka waramayo Somaliland uu raaciyo Somalia “Lama aqbali karo in Larry Andre … Continue reading Somaliland oo eedeymo adag u jeedisay danjiraha Mareykanka u fadhiya Somalia